10 Xeer ee ay tahay In ninkastaa la noolaado
1- Had iyo jeer ilaali erayada afkaaga ka soo baxaya, gaadhna ka hay eraykasta oo kaa soo baxaya.
2- Baro sidii aad naftaada u difaaci lahayd dhinac kasta.
3- Waxa aad dhisataa ama yeelataa habfeker xoogan oo ka adag dhagaxaanta.
4- Markasta runta sheeg xataa haddii ay kugu adagtahay.
5- Iska ilaali muranka adiga oo u murmaya uun waa la murmaa ama doodaa uun.
6- Dharkaagu markasta ha dhiibsanaadaan oo ha kaawidaysnaadaan.
7- Waxa aad tidhaahdaa ‘ Maya’ waxyaabaha aanad rabin ama jeclayn.
8- Had iyo jeer dhoollacaddayn kaga jawaab haddii lagu caayo.
9- Waqti u samee waxyaabaha kuu muhiim ah.
10- Yeelo jidh dhisan oo muuqal ahaan xooggan.
Comments
Post a Comment