10 Caado oo kaa dhigi kara qof aan dareen ahaan RUXMIN ama ciirciirin
1- Isdeji haddii aad ixtiraamdarro dareentid oo lagu bahdilo. 2- Fuli waxa aad tidhaahdid waan fulinayaa, xataa haddii waxaas aanad jeclayn oo uuna ku cajabin. 3- Kelidaa waqti qaado adiga oo aan cidlo ama kelinnimo dareemayn. 4- Naftaada u sharraxin cidkasta. 5- Jidhkaaga si joogto ah u tababbar oo u dhis. 6- Draeennadaada ilaali oo xakamee inta ayna ku xakamayn. 7- Ka fogoow oo iska ilaali buuqa, dhibaatooyin aan loo baahnayn, iyo jacayl been ah ba 8- Dib u dhig dabbaaldegga iyo damaashaadka si aad u gaadhid guulo waawayn oo kale. 9- Aqbal xanuunka ama dhibaatada adigoon noqon qof nacayb, cadho iyo cuqdadi hayso. 10- Naftaada ku kalsoonoow marka cadaadis iyo dhibaatooyin jiraan. ...