Posts

Showing posts from January 30, 2022

Farriintii aan u Diray Qof aan I Siin Jaceylkii aan u Qalmayay

Image
Mardanbe adiga kuma jeclaan doono. Maya, si tartiib tartiib ah ayaan kuu caashaqi doonaa—waxyar baan kugu jeclaan doonaa. Habka aad u qososhid ayaan mararka qaar dhunkadaa, waxaanad iisoo eegtaa sidii adiga oo aan rumeysnayn waxa dhacay. Habka aad iisoo garabjiifsataa wuu I jiitaa, wuxuuna I dareensiiyaa inaad garabkayga tahay oo aad ii dhawdahay. Ama habka aad iisoo jalleecdid marka aynu wada qoslayno, waa qosolka ugu soojiidashada fiican. Waxa aad mooddaa inaan si toos ah u eegayo maskaxdaada, oo aan arkayo sida mutadawacnimada ah ee aad tahay. La qosolka aad ila qoslaysaa waxa aan rejaynayaa in uuna qalbigaaga dhaawacin. Balse, wax aanad garanayn waxa weeyi in aanan waligay qalbigaaga dhaawacayn, waayo waa waxa ugu qurxoon ee aad haysatid. Waan xasuustaa maalintii aad I wayddiisay waxyaabaha aan jecelahay inaan helo, ka hor intii aanan dhegaysan kuwaaga. Waxa aad sheegtay inay waxaasi ahaayeen waxyaabo aad kaliya kula taacalaysay waxyaabaha ku niyadjibiya. Waxa ay ahaayeen wax