Posts

Showing posts from June 7, 2026

Maxay dad badan shiid u yihiin?

Image
   -           Waayo waxa ay iska dhigaan dadka hantiilayaal u eeg oo waxa ay isku dayaan inay bulshada u muujiyaan inay hodanyihiin, oo muuqaalkooda iyo noloshooda ayay kallifaan oo ka badbadiyaan, sababta ay sidaa u samaynayaana waa inay dadka istusaan oo bulshada ka yaabsadaan. -           Dadka shiidka ahi waxa ay iska ilaaliyaan ama iskaba daayaan inay bartaan xirfad cusub. -           Dadka shiidka ahi waxa ay ka cabsadaan inay khatar galaan oo khatar u badheedhaan. -           Dadka shiidka ahi waxa ay rabaan inay si degdega oo bilaa hawla lacag ku helaan- iyaga oo aan u dhididin, watqina gelin. -           Dadka shiidka ahi si degdega ayay isku dhiibaan, oo haddii ay wax bilaabaan markaaba way joojiyaan. -        ...