Posts

Showing posts from January 25, 2026

Xeerarka aan qornayn ee ay tahay in qofkastaa ogaado

Image
   1-         Ilaali dadka kaa hooseeya, tixgelinna u muuji dadka aad isku mustawaha nololeed ama shaqo tihiin. 2-     Marka aad marti tahay ee lagu casuumo waxba ha ka sheegin cuntada lagu siiyo. 3-     Ha cunin inta ugu danbaysa shay aanad lacagtiisa bixin. 4-     Marka aad gorgortan gelaysid ha noqon qofka u horreeya ee sicirka ama qiimaha isagu sheega ee miiska keena. 5-      Waxa aad joojisaa in aad waqti iyo tamar siisid dadka liita iyo kuwo aan macnaha lahayn ba. 6-     Canaanta adigu qaado, balse had iyo jeer sii oo sheegta cidda leh ammaanta iyo bogaadintaba ee hawsha qabatay. 7-      Haddii aan lagu casuumin, ha codsan in lagugu daro casuumadda. 8-     Qofna ha ka baryin inuu ku jeclaado ama dareen ku siiyo. 9-     Had iyo jeer si wanaagsan u lebbiso, waayo lebbisku wuxuu muujiyaa ixtiraam. 10-   ...