Ganacsatadii ugu Hantida Badnayd Dunida
Sannadkii 1929kii, Koox ka mid ah hormuudka ugu waaweyn, iyo ganacsatada ugu hodansan ayaa kulan iskugu yimid Hudheelka Xeebta ku yaal Edgewater, ee magaalada Chicago. Ragga kulanka joogay waxa ka mid ahaa: 1- Charles Schwab, oo ahaa madaxa shirkadda ugu way nee soo saarta Birta. 2- Samuel Insull, oo ahaa madaxa shirkad ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee adeegyada bixiya. 3- Howard Hopson, oo ahaa madax Shirkadda ugu way nee Gaaska iibisa. 4- Ivar Kreuger, oo ahaa madaxa shirkadda International Match Co. 5- Leon Frazier, oo ahaa madaxii shirkadihii waqtigaa ugu waaweynaa, wuxuunna madax ka ahaa “Bank of International Settlements.” 6- Richard Whitney, oo ahaa madaxii “New York Stock Exchange.” 7- Arthur Cotton iyo Jesse Livermore, laba dillaal oo waawayn oo alaabta dillaala ayay ahaayeen. 8- Albert Fa...