Posts

Showing posts from April 19, 2026

Haddii aad rabtid ixtiraam:

Image
      1-        Qofka wax ka badan laba jeer ha wicin. 2-       Asxaabta inta muhiimka ah mooyee kuwa kale iska ururi. 3-       Ha bixin talo aan lagu wayddiin. 4-       Hadalka yaree oo noqo qof sir leh. 5-       Qofna yaanu ogaan tallaabadaada xigta iyo qorshaha aad leedahay eed qabanaysid. 6-       Raadso ilo kala duwan oo aad dhakhli ka samaysid, lacag bandanna samee. 7-       Ha noqon qof ku khasban qof kale (baahi darteed), balse noqo qof si ikhtiyaar ah wax u doorta. 8-      Muhiima maaha in aad qofkasta farxad gelisid. 9-       Qabo keliya waxa aad aaminsantahay in uu saxanyahay. 10-   Haddii qof noloshaada ku daro wax qiimo leh ama in uun ku anfacay ha illaawin in aad u mahadcelisid. W/Q: Mastering Manhood Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere...