Haddii aad rabtid ixtiraam:

  


 

1-      Qofka wax ka badan laba jeer ha wicin.

2-     Asxaabta inta muhiimka ah mooyee kuwa kale iska ururi.

3-     Ha bixin talo aan lagu wayddiin.

4-     Hadalka yaree oo noqo qof sir leh.

5-     Qofna yaanu ogaan tallaabadaada xigta iyo qorshaha aad leedahay eed qabanaysid.

6-     Raadso ilo kala duwan oo aad dhakhli ka samaysid, lacag bandanna samee.

7-     Ha noqon qof ku khasban qof kale (baahi darteed), balse noqo qof si ikhtiyaar ah wax u doorta.

8-    Muhiima maaha in aad qofkasta farxad gelisid.

9-     Qabo keliya waxa aad aaminsantahay in uu saxanyahay.

10- Haddii qof noloshaada ku daro wax qiimo leh ama in uun ku anfacay ha illaawin in aad u mahadcelisid.


W/Q: Mastering Manhood

Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere

Comments

Popular posts from this blog

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay

Faallada buuga " Dariiqa Habdhaqanka~The Road to Character"

15 XEER EE NIN RAGEEDKA