Posts

Showing posts from August 11, 2019

Doodda Allayeelka iyo Allediidka

Image
Mawdduuca oo salballaadhan waxa aan isku dayayaa in aan wax ka idhaa, doodda u dhexaysa Alleyeelka iyo Allediidka. Xigashada ayaan badin doonaa, qaybo koobanna waan ka dhigi doonaa. Alleyeel: Waa qofka rumeeyay Allah, inuu jiro, wax maammulo, oo isagu adduunka abuuray, kalana wado. Allediid: Waa qof aan rumeysnayn Alleh. Waxay daliishadaan Allediidku:                 1-      Aragtidii uu Hogaaaminayay faryt Hool, waa odey Ingiriis ah, Fiisikisyahan,   oo Mulxid ah “ Dunidu ma bilaabmine waligeed sidan ayay ahayd, sidan ayayna ahanaysaa. Dadkii hore sidan ayay ku soo gaadheen ~ Stade Steed Theory.” 2-    Waata la yidhaa ‘ Necessity or Chance” Shyega koowaad nasiibuu ku samaymaa oo waa by chance. Dabadeed ‘ Evaluation’ ayaa bilaabmay. Dhammaanna waxa qorsheeyay matter of Chance. 3-    Eval Argument. KIristiyaanka ayaa waxa ay ku yidhaahdeen ‘ Ilaah dadka dadka jecel ayaa jira.” Dabadeed waxa ay ku yidhaahdeen ‘ Haddii uu jiro maxay masiibooyinku ugu dhacayaan, m