Posts

Showing posts from February 15, 2026

15 XEER EE NIN RAGEEDKA

Image
     1-       Isma dhiibaan: Ninkasta waxa soo wajaha dhibaatooyin waawayn, caqabado iyo diidmooyin badan oo in loo diido wuxuu danaynayay. Haddaba waxyaabaha ninka adag ka sooca ninka jilicsanta ah wax aka mid ah adkaysiga. Hore u soco si kasta oo aad u dhaawacantid. 2-     Dareennadaada xakamee: Cadhada, masayrka, iyo cabsidu ba waa wax dabiici ah, balse ha u oggolaan inay ku maamulaan. Ninka aan xakameyn karin dareenkiisa, dadka kale ayaa mar walba maamuli doona. 3-     Ballankaaga ka dhig mid la isku halayn karo: Haddii aad wax sheegtid in aad qabanaysid, fadlan qabo. Erayadaadu waa sharaf. Haddii aadan lahayn joogteyn iyo daacadnimo, waxaad noqonaysaa qof kale oo hadla uun, balse aan waxba fulin. 4-     Noqo qof awood leh, balse anshax iyo xakamayn leh: Nin daciif ahi khatar ma aha. Nin aan taxaddar lahayn waa musiibo sugaysa inay dhacdo. Awoodda dhabta ahi waxay ku jirtaa is-xakamayn. Ogoow in aad...