Posts

Showing posts from April 5, 2020

10ka Waddan ee Caalamka ugu Shaqada Badan, Noloshooodu ugu Wanaagsantahay!

Image
Waddamadan aynu tixi doonnaa waa kuwa ugu nolosha wanaagsan, shaqa badanna taallo waddamada caalamka. Waxa qiimeeyay oo muuqaal ahaab baahisay Channel Caalamiya oo la yidhaa AROUND THE WORLD, 2019.   Haddaba 10ka Waddan aynu taxno:                                                             1-       Swizerland: Iswiisarlaan waa dal   yar oo ku yaalla Yurub. Waxaa ku yaalla buuro, dooxooyin IWM. Wuxuu ka midyhaya waddamada caalamka ugu hantida badan. Shaqooyin badan ayaa dalka ka bannaan, dadkeeduna xirfadlayaal weeyi. Dalku waxsoosaae wanaagsan ayuu leeyahay. Dad badan oo dhaqanno kaladuwan leh ayaa ku nool dalka. Wuxuunna ka midyahay waddama caalamka ugu dalxiiska badan. 2-       Jabbaan: Jabbaan waxa ay ka midtahay waddamada dhinaca farsamada ugu horreeya ee dadkeedu wax samaynta iyo waxsoosaarka badanyihiin. Waa dal buuralay ah. Dadkeedu magaalooyinka ayay ku badanyihiin.   Waa dad anshaxoodu sareeyo. Dalka kama dhacaan danbiyo waaweyn, Booliskoodu wax QORI ama rasaa