Posts

Showing posts from November 6, 2022

Faallada Buugga “𝐓𝐇𝐄 𝟐𝟐 𝐈𝐌𝐌𝐔𝐓𝐀𝐁𝐋𝐄 𝐋𝐀𝐖𝐒 𝐎𝐅 𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐓𝐈𝐍𝐆”

Image
  Buuggan waxa la yidhaahdaa “ 𝐓𝐇𝐄   𝟐𝟐   𝐈𝐌𝐌𝐔𝐓𝐀𝐁𝐋𝐄   𝐋𝐀𝐖𝐒   𝐎𝐅   𝐌𝐀𝐑𝐊𝐄𝐓𝐈𝐍𝐆 ” Af Soomaali ahaan waxa aynu ku macnayn karnaa “ 22 Xeer ee aan Isbeddelin ee Suuqgaynta.” Waxaa wada qoray  Al Ries iyo John Francis  (Jack Trout). Labaduba waa qorayaal xirfad leh, ganacsadayaal, talataliyayaal, suuqgeeyayaal IWM. Qoraa Al Ries waa qoraa iyo suuqgeeyo wayn oo u dhashay dalka Maraykanka. Wuxuu ka qalinjebiyay Jaamacadda D ePauw University . Markii koowaad wuxuu shirkad xayaysiis ka aasaasay magaalada New York sannadkii 1961kii. Qoraa  Jack  Trout, wuxuu ahaa aqoonyahan wayn oo ku takhasusay xayaysiiska, wuxuuna aasaaskeeda qayb ka ahaa shirkad xayaysiis ah.  Wuxuu aasaasay shirkad suuqgayn ah oo ah ‘Trout and Partners.’ Shirkado badan ayaa macaamiishiisa ka mid ahaa sida shirkadaha  AT&T ,  Apple ,  Citicorp ,  General Electric ,  Hewlett-Packard ,  IBM ,  Pfizer ,  Procter & Gamble ,  Southwest Airlines  iyo  Xerox .  Sannadkii 1967kii waxa shirkaddii xay