Posts

Showing posts from May 31, 2026

Waxa aad tahay waxa aad aaminsantahay

Image
  1-       Ha odhan ‘ Haa’ haddii aanad ku qanacsanayn oo raalli ku ahayn. 2-     Adigu waxa aad tahay celcelis dadka aad waqti la qaadatid ee inta badan ag joogtid. 3-     Caafimaadkaaga maalgeli: Cunto dheellitiran cun, hurdo wanaagsan seexo, jimicso, jidhkaaga ilaali, timaha iska jar- saamayntaas waxa aad dareemi doontaa marka aad da’ noqotid. 4-     Ku hammi in aad noqotid qofka ugu fiican 1% hal shay, ama noqo qof waxyaabo badan ku fiican 10%. 5-      Baro sidii aad si wanaagsan ugu dhisi lahayd fekradahaaga- haddaa xirfaddan baratid dadka waad saamayni. 6-     Samayso keyd dhaqaale oo aad isku hallayn kartid si aad fursad ugu heshid in aad khatar u badheedhi kartid 30 jirkaaga iyo 40 jirkaaga. 7-      Ha isku dayin in aad dadka oo dhan wada farxad gelisid, hana ka werwerin waxa dadka kale kaa aaminsanyihiin. 8-       Waxa aad sidoo k...