10 Xeer qofka u muhiima
Waxa wanaagsan in qofku markasta la socdo habdhaqankiisa iyo ficilladiisa. Tobankan qodob waa arrimo shakhsiyadda qofka iyo habdhaqankiisa dhisayo oo wanaagsan. 1- Waxkasta ha ka falcelin- awooddaada keydso. 2- Dadka u oggoloow inay hadlaan, dhegaysigu wuxuu keenaa awood. 3- Isdeji marka wax dhacaan, degganaantu waxa ay keentaa xakamayn. 4- Cidna ha ka baryin inay ku danayso ama jeclaato, rabitaanka dhabta ahi waa mid si dabiiciya u yimaad. 5- Waqtigaaga tixgeli, ha iska lumin awooddaada qaaliga ah oo ah waqtiga. 6- Yoolashaadu sir ha kuu ahaadaan. 7- Cidna ha iska dhaadhicin, waayo qofna kuma danaynayo. 8- Noloshaada adaa ka masuula ma jiro qof kaaga masuula oo danaynayaa. 9- Lacag keydso 10- ...