10 Xeer qofka u muhiima
Waxa wanaagsan in qofku markasta la socdo habdhaqankiisa iyo ficilladiisa. Tobankan qodob waa arrimo shakhsiyadda qofka iyo habdhaqankiisa dhisayo oo wanaagsan.
1- Waxkasta ha ka falcelin- awooddaada keydso.
2- Dadka u oggoloow inay hadlaan, dhegaysigu wuxuu keenaa awood.
3- Isdeji marka wax dhacaan, degganaantu waxa ay keentaa xakamayn.
4- Cidna ha ka baryin inay ku danayso ama jeclaato, rabitaanka dhabta ahi waa mid si dabiiciya u yimaad.
5- Waqtigaaga tixgeli, ha iska lumin awooddaada qaaliga ah oo ah waqtiga.
6- Yoolashaadu sir ha kuu ahaadaan.
7- Cidna ha iska dhaadhicin, waayo qofna kuma danaynayo.
8- Noloshaada adaa ka masuula ma jiro qof kaaga masuula oo danaynayaa.
9- Lacag keydso
10- Maalgelin samee.
Comments
Post a Comment