10 Caado oo kaa dhigi kara qof aan dareen ahaan RUXMIN ama ciirciirin
1-
Isdeji haddii aad ixtiraamdarro dareentid oo
lagu bahdilo.
2-
Fuli waxa aad tidhaahdid waan fulinayaa, xataa
haddii waxaas aanad jeclayn oo uuna ku cajabin.
3-
Kelidaa waqti qaado adiga oo aan cidlo ama
kelinnimo dareemayn.
4-
Naftaada u sharraxin cidkasta.
5-
Jidhkaaga si joogto ah u tababbar oo u dhis.
6-
Draeennadaada ilaali oo xakamee inta ayna ku
xakamayn.
7-
Ka fogoow oo iska ilaali buuqa, dhibaatooyin aan
loo baahnayn, iyo jacayl been ah ba
8-
Dib u
dhig dabbaaldegga iyo damaashaadka si aad u gaadhid guulo waawayn oo kale.
9-
Aqbal xanuunka ama dhibaatada adigoon noqon qof
nacayb, cadho iyo cuqdadi hayso.
10-
Naftaada ku kalsoonoow marka cadaadis iyo
dhibaatooyin jiraan.
W/Q: Mastering
Manhood.
Turjumid:
Cabdirisaaq Sandheere
17 May,
2026
Comments
Post a Comment