Sidee dadka qaar u arkaan awoodda iyo dabeecadaha dadka?

  

Qoraalkan wuxuu gudbinayaa farriin ku saabsan sida dadka qaarkood u arkaan awoodda iyo dabeecadda dadka:

-         Qofka macaan ee wanaagsan waxa la isku dayaa in la adeegsado, oo la isticmaalo, lana iska soo horraysiiyo.

-         Qofka  xishoodka badan waa la iska indhatiraa, oo waa la isdhaafiyaa.

-         Dadka daciifka ah waa lagu tagrifalaa oo tacaddiyaa.

-         Dadka adag ee aan naxariista badan lahayn waa la ixtiraamaa oo la qiimeeyaa.

Waxaa ka fiican inaad noqoto YEY uu qof walba ka cabsado, halkii aad noqon lahayd dameer uu qof walba fuulo.

Noqo qof adag oo aan si fudud looga faa'iidaysan karin.

 

W/Q: Dark Mentor 2.0

Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere

Comments

Popular posts from this blog

15 XEER EE NIN RAGEEDKA

Muhiimadda Shaqada

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay