Qofka aad noqon doontid 5 sano ka dib waxa ay ku xidhantahay waxyaabahan:

 



1- Cuntada aad cuntid. 

2- Buugta aad akhridid.

3- Cinwaannada aad la socotid ee Follow garaysid. 

4- Warbaahinta aad ku taxantahay. 

5- Khibradaha aad heshid. 

6- Asxaabta aad la fadhiisatid. 

7-  Shaqooyinka aad qabatid. \

8- Lacagta aad maalgashatid. 

9- Deegaanka aad ku sugantahay. 

10- Caadooyinka aad leedahay ee ku ilaalisid. 

11- Hadafyada aad dejisid. 

12- Aaminaada aad leedahay. 

13- Nafhurka aad samaysid 



Comments

Popular posts from this blog

Gorfeynta Buugga “ A Woman of Firsts ~ Marwadii koowaad” oo Dr Edna Aadan qortay

Faallada buuga " Dariiqa Habdhaqanka~The Road to Character"

Faallada buuga “ UNDERSTANDING YOUR POTENTIAL~ Garo karaankaaga”