10ka xeer ee Ixtiraamk Naftaada
1- Iska ilaali xanta iyo maalaayacniga.
2- Iska dhaaf waxyaabaha aanad wax ka qaban Karin.
3- Iska ilaali in aad naftaada barbardhigtid cid kale.
4- Aaminaaddaada ilaali in ka badan cabsidaada.
5- Ha qaban wax aanad ku dareemayn degganaan.
6- Ha ka cabsan in aad marmar keli noqotid oo naftaada waqti la qaadatid.
7- Si naxariis le hula hadal naftaada iyo dadkaba.
8- Naftaada raalligeli inta aanad horta dadka raalligellin.
9- Ka fogow dadka awoodaada iyo tamartaada hoos u dhiga ee yareeya.
10- Iska indhatir fekerkasta oo aan wax ku darayn ama waxba ka tarayn noloshaada.
W/Q: Ifeanyi Christopher
Turjumid: Cabdirisaaq Sandheere
Comments
Post a Comment